Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkan Norway ayaa caawa sheegay inay abaabuleen gudi deg-deg ah, kaas oo gargaar uruurin u sameeyo dadkii ku waxyeeloobay musiibadii ka dhacday magaalada Muqdisho.

Gudigan ayaa hey´ada hanaano u xilsaaray uruurinta lacagta, waxeyna sheegeen inay adeegsan doonaan wadadii la maray xiligii gurmad aruurinta abaaraha.

Halkan ka daawo muuqaalka hordhaca ah ee qaar kamid ah gudiga ay qabteen.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of