Shaqo banana: Hey´ada Norwegian People’s Aid oo raadineyso qof Country Director uga noqdo Soomaaliya

0
266

Hey´ada Norwegian People’s Aid ama Norsk Folkehjelp ayaa goobaha shaqada lagu soo bandhigo ee dalkan Norway, kusoo bandhigtay boos shaqo oo hey´ada ka banaan, kaas oo ah qof Country Director hey´ada uga noqdo Soomaaliya.

Maadaama hey´adu tahay mid Norwiiji ah, shaqadana banaana ay tahay mid Soomaaliya laga qabanayo, waxey qofkii soomaali ah ee kunool Norway, isla markaana buuxin karo shuruudaha shaqada siineysaa fursad uu kaga hormaro tartamayaasha kale. Xafiiska shaqada ayaa ah mid kuyaalo magaalada caasimadaha ee Muqdisho.

Hadii aad tahay qof codsan karo codso, hadii kale qofkii ay anfaceyso u gudbi.

Waqtiga kama dambeysta ah ee shaqadaas la codsan karo waa: 11-10-2017

Linkiga codsiga shaqada(halkan riix): Nav.no

Ama finn.no

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments