Kooxda Manchester United ayaa shaley marti ku aheyd dalkan Norway, gaar ahaan magaalada Oslo. Halkaas oo ay ciyaar saaxiibtinimo kaga hortageen kooxda Vålerenga iyo laacibka soomaaliga ah ee Abdisalam Abdulqadir Ibrahim (Cadaay).

Man United  ayaa u awood sheegatay Vålerenga, waxeyna uga badiyeen sadex gool iyo waxba(3-0).  Hoos ka daawo muuqaalka ciyaarta Vålerenga iyo Oslo

Cadaay iyo kooxaha waaweyn ee England:

Abdisalaam Cadaay ayaa sidoo kale sanadkii hore magaalada Stavanger kusoo dhaweeyey kooxda Arsenal, isaga oo markaas u safanayay kooxda Viking. Cadaay ayaa sidoo kale kooxda Liverpool uga hortagay, markii uu u safanayay kooxda Man City.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of