Sweden oo safiir cusub u magacowday Soomaaliya

0
119

Qoraal maanta kasoo baxay dowlada Sweden ayaa lagu sheegay in Andreas von Uexküll uu noqon doono safiirka cusub ee Sweden u fadhin doono Soomaaliya. Wuxuuna badali doonaa Mikael Lindvall oo ah danjiraha xiligan Sweden u fadhiyo Soomaaliya.

Andreas von Uexküll ayaa ahaa madaxii waaxda dhaqaalaha iyo ganacsiga safaaradda Sweden ee Washington, wuxuuna howlo ka soo qabtay safaaradda Iswiidhan ee ay ku leedahay magaaladda Tallinn ee caasimadda Island (Iiislaand) iyo Qarammadda Midoobay. kowda bisha September ee sanadkan ayuu si rasmi ah ula wareegi doonaa xilka danjirenimo ee Soomaaliya

Andreas ayaa noqon doono safiirkii labaad ee Sweden u magacowdo Soomaaliya, tartankii burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991.

Xigasho/kilde: Regjeringen.se

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments