tirsdag, mars 19, 2024

Hassan Kheyre: Ajaaniibta aad la shaqeyso, waxay kugu amaanayaan hadal cay ah

Hadal uu reysulwasaaraha Soomaaliya, Hassan Ali Kheyre ka jeediyay goob xaflad ah ayaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay si aad ah looga hadalhayay baraha bulshada ee Sosial mediyaha.

Kheyre oo katirsanaan jiray jaaliyada soomaaliyeed ee Norway ayaa si qoto dheer uga hadlay dhibaatooyinka bulshooyinka soomaalyeed ku heysato wadamada qurabaha. Halkan ka daawo muuqaalka:

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x