Nyheter/Warcusub Howsha gurmadka abaaraha oo si habsami leh uga bilaabatay wadanka oo dhan 25. mars 2017 Maanta oo ay taariikhdu tahay 25 Maarso, waa maalintii loo balansanaa in qaaraan lacag uruurin ah loo sameeyo dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Soomaaliya. Waxaana saaka dhamaan daafaha Norway oo dhan ka socoto howsha gurmadka abaaraha. Inta badan magaalooyin waaweyn Norway iyo waliba qeybo badan oo kamid ah gobolada, waxaa saaka ka socoto howlo lacag uruurinta ah, waxaana wadooyinka ku wareegayo dad wato goombooyin ay ku qorantahay magaca hey´ada hanaano. Sidoo kalena waxaa meelaha qaarkood lagu iibinayaa cunto soomaali ah. Waxaan dhamaan umada soomaaliyeed ee Norway ku dhaqan ugu baaqeynaa inay maanta ka qeybqaataan gurmadka abaaraha. Hadii aadan awoodin inaad ka qeybqaato jir ahaan, waxaad qaaraanka abaaraha aad kusoo diri kartaan Vipskan: 92953 Relaterte innlegg Jaaliyada Horten oo lacag ku wareejiyay gudiga gurmadka abaaraha Gudiga gurmadka abaaraha qaran ee Norway oo 25 Maarso lacag uruurin sameyn doono Jaaliyada soomaaliyeed ee magaalada Askar oo 50.000 NOK ku wareejisay gudiga gurmadka abaaraha Norway Heiki Holmås: Ka qeybqaata gurmadka abaaraha Soomaaliya RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Nyheter/Warcusub Bergen: Soomaalida Bergen oo markii ugu horeysay heshay musharaxiin gole deegaan. Nyheter/Warcusub TV2: Haweenay Norwiiji ah oo magangalyo ka heshay Poland: Waxey ka carartay barnevern. Nyheter/Warcusub Ilhaan oo jawaab kulul siisay Donald Trump legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga Subscribe Notify of new follow-up comments new replies to my comments Wararkii hore Nyheter/Warcusub UDI-da oo diiday inay aqbasho codsiga magangalyada 95 dhalinyaro ah oo... 13. juli 2018 0 Baarlamaanka dalkan Norway ayaa dhamaadka sanadkii hore ee 2017-ka meel-mariyay go´aan fursad cusub oo magangalyo lagu siinayo dhowr boqol oo dhalinyaro intooda badan kasoo... Denmark: Maxkamad musaafuris ku xukuntay 22-sano jir soomaali ah oo maskax... 4. september 2018 Labo nin oo soomaali oo loo qabtay gacan ka hadal ka... 10. juni 2016
legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga