Haweeney soomaali ah oo PST bil kahor ay soo xirtay oo mudada xabsiga kumeel gaarka ah loogu daray afar isbuuc oo cusub

Haweeney soomaali 30 sano jir ah ayaa maanta mudada kumeel gaarka ah ee xabsiga lagu sii heyn doono loogu daray afar isbuuc oo dheeri ah. Haweeneydan ayaa ku eedeysan isku day ay rabtay inay ugu biirto kooxda sheegata khilaafada islaamiga ah ee Daacish.  Hey’adda sirdoonka dalkan Norway ee PST ayaa horey u sheegtay in haweeneydan … Fortsett å lese Haweeney soomaali ah oo PST bil kahor ay soo xirtay oo mudada xabsiga kumeel gaarka ah loogu daray afar isbuuc oo cusub