Oslo: Hey´adda Sirdoonka Norway(PST) oo xabsiga dhigay haweeney soomaali ah oo la sheegay inay ku biiri laheyd Daacish.

Waxaa maanta oo khamiis ah soo baxay war ku saabsan in hey´adda sirdoonka dalkan Norway ee PST ay xabsiga dhigtay haweeney 30-sano jir soomaali ah, taas oo ku eedeysan inay u socotay dalka Siiriya, si ay ugu biirto kooxda Daacish. Haweeneydan ayaa markii hore lagu qabtay dalka Italy, kahor inta aan loo soo gudbin Norway, … Fortsett å lese Oslo: Hey´adda Sirdoonka Norway(PST) oo xabsiga dhigay haweeney soomaali ah oo la sheegay inay ku biiri laheyd Daacish.