Hakeem Jamac Teland oo mar kale taariikh cusub dhigay, kaalinta labaadna ka galay Tartanka...

0
Hakeem Jaamac Teland oo ah wiil soomaali ah,  hooyadiina ay norwiiji tahay ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka doon wadida Norwey ee dadka waaweyn....

Labo wiil oo soomaali ah oo guulo waaweyn kasoo hoyay tartan ciyaareedka orodka fudud...

0
  Ahmed Sadiq(Bidix) Abdirahman biixi (Midig) Waxaa shalay oo arbaco ahayd ku qabsoomay garoonka ciyaaraha fudud ee Bislet Stadion, tartanka orodada fudud ee la ciyaaro xiliga...

Captan Mohamed A. Jama oo guuldaro ka bad-baadiyay kooxdiisa Tromsdalen

0
Laacibka soomaaliga ah ee u ciyaara kooxda Tromsdalen ee horyaalka heerka labaad ee dalkan Norway, Mohamed Ahmed Jama(MO) ayaa shaley guul-daro ka badbaadiyay kooxda...

Ciise midnimo oo ku biirey kooxda Ull/kisa, heshiis 2-sano ahna u saxiixay

0
Captankii hore ee xulka qaranka kubada cagta Soomaliya, Ciise Aden Abshir(midnimo)  ayaa ku biirey, heshiis labo sano ahna qalinka ugu duugay kooxda Ullensaker/kisa oo...

Abdisalam Cadaay oo gool ka dhaliyey kooxdiisii hore ee Strømgodset, iyo viking oo...

0
Abdisalaam Ibrahim Cadaay ayaa shaley gool ka dhaliyey kooxdiisii hore ee Strømgodset , ciyaar kusoo dhamaatey barbaro 1-1. Viking ayaa marti u aheyd kooxda...

Kooxda Dahabshiil-Norway oo ku guuleysatay tartanka kubada cagta ee SEUKI

0
Kooxda cubada cagta Dahabshiil oo ah koox ka dhisan dalkan Norway ayaa ku guuleysatay tartanka kubadda cagta xagaaga ee Soomaalida Woqooyiga Yurub( SEUKI) ee...

Sweden: Orodyahan soomaali ah oo kasoo baxay dalka Sweden

0
Dadka asal ahaan kasoo jeedo bariga Afrika ayaa caan ku ah, isla markaana dhowrkii sano ee ugu danbeeyay si isdabo joog ah ugu guuleysanay...

Oslo: Orodyahan soomaali ah oo kaalinta 3-aad ka galay orodka ciyaaraha xagaaga ee garoonka...

0
Abdirahim Dahir oo ah orodyahan dhalinyaro soomaali ah, ayaa kaalinta 3-aad ka galay tartanka orodka 800 M ee tartamada orodada fudud ee xagaaga ka...

Abdisalam V.S Arsenal: Viking oo marti galin doonta Arsenal iyo cadaay oo kahor iman...

0
Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa ciyaar saaxiibtinimo la ciyaari doonto maalinta berito ah kooxda Viking oo ka dhisan magaalada Stavanger ee wadankan Norwey....

Kooxda Haugesund oo sheegtay ineysan heshiiska u dheereyn doonin Liibaan Cabdi.

0
Kooxda kubada cagta dalkan Norway ka dhisan ee Haugesund ayaa sheegtay ineysan heshiiska usii dheereyn doonin laacibka soomaaliga ah ee Liibaan Cabdi. Iyada oo...

Ciise midnimo oo shalay guul muhiim ah ku hogaamiyay kooxda KFUM

0
Foto: Guttorm Lende/KFUM-kameratene Oslo Captankii hore ee xulka qaranka Soomaaliya Ciise Aden Abshir (Midnimo) ayaa mar kale kamid noqdey halbowlayaasha kooxda KFUM, kadib markii ay...

Captan Ciise Midnimo oo markale kasoo dhex muuqday horyaalka labaad ee Norwey.

0
Kabtankii hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxda Elman, Ciise Abshir Aden(Midnimo) oo sanadadii ugu danbeeyay ka ciyaariyay kooxo kala duwan oo Norwey ka...

Kooxda Waryaa Stars oo ku hartay wareega 16-ka ee koobka Norway-Cup

1
Kooxda ku ciyaareysay magaca Soomaaliya ee Waryaa Stars ayaa maanta isaga hartay koobka Norway-Cup, kadib markii looga adkaaday gool-kulaad(rigoore). Waryaa Stars ayaa soo gaartay...

Abdisalaam Cadaay oo dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay, guul-darona ka bad-baadiyay kooxda Viking.

0
Abdisalaam Ibrahim Cadaay oo ah laacib soomaali norwiiji ah, khadka dhexena uga ciyaaro kooxda Viking ee ka dhisan magaalada Stavanger  ayaa shalay dhaliyay goolkiisii...

Koox matalaysey qaranka Somalia oo ku guulaysatay koob loo qabtay ajaaniibta magaalada Bergen

0
Foto: ODD NERBØ Koox matalaysay qaranka Soomaaliya ayaa markii labaad oo xiriir ah ku guulaysatay koob kubada cagta ah oo loo qabto ajaaniibta ku dhaqan...

Norway: Kooxda Rosenberg oo isha ku heysa 14-jir soomaali ah.

0
Kooxda Rosenberg oo kamid ah kooxaha ugu guulaha badan horyaalka kubada cagta dalkan Norway, ayaa isha ku heysa 14-sano jir soomaali...

Ciise Midnimo oo gool dhaliyay, guulna ku hogaamiyay KFUM

0
Kaptankii hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxdii xidigaha Elman, Ciise Aden Abshir (Midnimo) ayaa shalay markii labaad shabada u ruxay kooxda KFUM oo...

Abdisalaam Cadaay oo wajihi doono xidagaha Man united

0
Kooxda kubada cagta horyaalka ingiriiska ee Manchester United ayaa xagaagan socdaal ciyaareed kusoo gaari doonto magaalada Oslo, iyaga oo ciyaar saaxiibtinimo la ciyaari doono...

(Video)-London: Mo Farah oo mar kale ku guuleystay tartanka orodka 3000 M

0
Orodyahanka asalkiisu uu soomaaliga ah yahay ee Maxamed Faarax ayaa mar kale ku guuleystay tartanka orodka dheer ee 3000 M ee Anniversary Games, kaas...

Liibaan Vs Abdisalaan: Markii ugu horeysay taariikhda oo labo ciyaaryahan oo soomaali ah ay...

0
Shalay oo ay taariikhdu ahayd 16-07-2016, waxaa garoonka Haugesund stadion ee magaalada Haugesund, ka dhacday ciyaar si weyn loo wada sugayay oo u dhaxaysay kooxda...

Horyaalada kubadda cagta Norway oo soo xirmay: Waa sidee xaalada kooxaha ay laacibiinta soomaalida...

0
Waxaa shaley soo xirmay horyaalada kubadda cagta dalkan Norway, waxaana horyaalka heerka koowaad ku guuleystay kooxdo Rosenberg, halka Molde ay gashay kaalinta labaad. Sidoo kale...

Laacibiinta soomaalida ah ee sanadkan kasoo dhex-muuqan doono horyaalada kubada cagta Norway

0
Waxaa maalintii shaleyto aheyd xariga laga jaray horyaalada kubada cagta dalkan Norway, heerarkiisa kala duwan. Waxaan halkaan kusoo gudbineynaa qaar kamid ah laacibiinta soomaalida...

Soomaaliya oo laga saaray tartanka koobka bariga iyo bartamaha Afrika: Ogow sababtan yaabka leh

0
Xiriirka Kubadda Cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA ayaa Soomaaliya ka saaray dalalka ka qeyb-galaya koobka Qaramada bariga iyo bartamaha Africa ee sanadkan...

Wiil soomaali-norwiiji ah oo kaalinta 3-aad ka galay tartanka doon-wadida caalamka

0
foto: Norges Padleforbund. Hakeem Teland oo ah 17 jir soomaali ah, hooyadiina ay norwiiji tahay ayaa shalay kaalinta sadexaad ka galay tartanka doon-wadida dhalinyarada caalamka,...

Kooxda waryaa Stars ee Soomaaliya oo ilaa hada la loodin la-yahay koobka Norwey-cup

0
Kooxda Waryaa Stars oo ah mid kamid ah labo kooxood oo magaca Soomaaliya ku ciyaaraysay kooba Norwey-Cup sanadkan, ayaa badisay dhamaan sadexdii kulan oo...

Ismael Sulub: 14-sano jir soomaali ah oo leh talent kubadeed oo kasoo baxayo Ringsaker,Hedmark.

0
Ismael Sulub og Stabæk i kamp mot Chelsea. Foto: Stabæk Fotball Ismael Sulub oo ah wiil 14 sano jir soomaali ah oo leh talent iyo...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.