(Dhageyso): U.K: Hooyo Soomaaliyeed oo ninkeedii uu ku dilay magaalada Bristol!

0
Maalintii isniinta aheyd ee lasoo dhaafay, waxaa magaalada Bristol ee dalka U.K uu ninkeedii ku dilay marxuumad Aasiya Cumar oo aheyd hooyo 27-sano jir...

Kristiansand: Shir ku saabsan doorashada iyo soomaalida oo Kristiansand ka dhici doono

0
Magaalada Kristiansand ee koonfurta dalkan Norway, waxaa 31-da bishan aan kujirno ka qabsoomo doono kulan balaaran oo ku saabsan doorashada baarlamaanka ee nagu soo...

Shirkad cusub: Somali Life Coach(konsulent/Coach)

0
Somali Life Coach waa shirkad soomaali ah oo dhawaan laga hirgaliyay magaalada Oslo ee dalkan Norway. Shirkadan oo ah midii ugu horeysay ee nooceeda...

Dowlada oo rabto inay lacag ku taageerto dadka raba inay bartaan darawalnimada Busska

0
Dowlada Norway ayaa rabto in isbadal lagu sameeyo sharciyada sanduuqa kaalmada ardeyda(lånekassen), si dhaqaale loogu taageero dadka raba inay bartaan darawalnimada busska.  Shirkadaha gaadiidleyda...

Video: Farqiga u dhaxeeyo siyaasiga iyo madaxda ururada bulshada ama jaaliyadaha

0
https://www.youtube.com/watch?v=yx3sQNXc5Lk&feature=youtu.be

Politiken: 351 qof soomaali ah oo isaga qaxay Denmark, ama aan la garan karin...

0
Sida uu maanta soo daabacay wargeyska Politiken oo kamid ah wargeysyada ugu waaweyn dalka Denmark, ilaa 351 qof oo soomaali ah ayaa sanad iyo...

Italia: Norway ha joojiso qoxootiga ay dib ugu soo celineyso Italy

0
Dowlada Italiya ayaa Norway ka codsatay inay joojiso dadka qoxootiga ah ee faraha kuleh wadankaas oo ay Norway kusoo celineyso Italy. Waxeyna sheegeen inay...

Sweden: Haweeney 106 sano ah oo laga tarxiiliyo dalka Sweden!!

0
Bibikhal Uzbek waa haweeney 106 jir ah oo qoxooti ku ah dalka Sweden, waxaana loogu yeeraa inay tahay qofka qaxootiga ah ee ugu da’...

Eidsvoll: Nin soomaali ah oo loo diiday inuu soo galo Norway

0
Sida uu qorayo wargeyska lokalka ah ee Eidsvoll, nin sodomeeyo(30) jir soomaali ah ayaa loo diiday inuu soo galo dalkan Norway. Sababta ayaa lagu...

Waa imisa kun tirada soomaalida kunool magaalada Oslo?: Ogow tirada

0
Magaalada Oslo waxay kamid tahay meelaha ay sida xoogan u deganyihiin soomaalida kunool galbeedka Yurub. Oslo waxaa guud ahaan degan dad tiro ahaan dhan...

Wasaarada dastuurka: Booliska iyo UDI-da wey cusbooneysiin karaan waraaqaha safarka ee dadka jawaab sugayaasha...

0
Sida uu qorayo wargeyska Vårtland, Wasaarada arimaha dastuurka dalkan Norway ayaa hey´ada socdaalka iyo jinsiyadaha(UDI-da) iyo booliska u ogolaatay inay cusbooneysiin karaan waraaqaha safarka(passportka...

Vårt Land: Listhaug oo UDI-da amar ku siisay inay xooga saaraan kiisaska soomaalida magangalyadooda...

0
Sanad iyo bar kahor ayey aheyd markii wasaarada arimaha dastuurka dalkan Norway ay ku amartay hey´ada socdaalka iyo jinsiyadaha inay dib u qiimeyn ku...

Finland: Labo qof oo geeriyooday kadib markii nin mindi ku hubeysan uu weeraray

0
Ugu yaraan labo ruux ayaa lagu soo waramayaa inay geeriyoodeen kadib markii nin mindi ku hubeysan uu weeraray dad ku sugnaa goob suuq ah...

Oslo: (Video) Xagee mareysaa maxkamada aabihii afarta caruurta ah laga qaatay

0
https://www.youtube.com/watch?v=qlNKZkpqMN4

Sweden: Waxaan dacwad ka gudbiyay siyaasigii soomaalida aflagaadeeyay.

0
Cawad Xirsi oo kamid ah jaaliyada soomaaliyeed ee dalka Sweden ayaa dacwad midabtakoor(faquuq) la xiriirta ka gudbiyay siyaasi ka tirsan xisbiga Miljöpartiet (MP) ee...

Denmark: Labo nin soomaali ah oo mar kale mudada xabsiga loo dheereeyay

0
Sida ay qorayaan warbaahinta dalka Denmark, labo nin oo asal ahaan soomaali ah, balse heysta dhalashada dalka Denmark ayaa maanta mar kale loo cusbooneysiiyay...

Australia: Haweeney katirsan baarlamaanka oo si jees-jees ah Indho-shareer u xiray

0
Haweenayda hogaamisa xisbiga midig fog ee One Nation ee dalka Australia ayaa soo xiratay xijaab jirkeeda oo dhan qarinaya xili ay ka qayb galaysay...

Norway: Dowlada oo cadaadis kadib hoos u dhigtay shardiga lacageed ee qofka qoyskiisa u...

0
Wargeyska VG ayaa isbuucan soo bandhigay warbixin ku saabsan in xukuumada Erna Solberg aysan fulin go´aan ay baarlamaanka Norway gaareen sanad kahor, kaas oo...

Spain: 13 qof oo dhimatay iyo dhaawaca oo 100 sii dhaafay, weerar argagaxiso

0
Ilaa hada inta la xaqiijiyay 13 qof ayaa ku dhimatay, dad boqol kor u dhaafayana way ku dhaawacmeen weerar argagaxiso oo lagu qaaday magaalada...

Bergen: Kasoo qeybgal kulanka ololaha ka qeybqaadashada doorashada baarlamaanka

0
Maalinta sabtida ah ee nagu soo aadan, waxaa magaalada Bergen ka dhici doonto dood siyaasadeed ku saabsan muhiimada ay leedahay codbixinta iyo saameynta ay...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.