Namdal: Booliska oo raba in iyada oo aan xiligeedii la gaarin laga umuliyo hooyo...

0
Sida uu qorayo tv-ga qarankan Norway ee NRK, booliska gobolka Trøndelag ee dalkan Norway ayaa rabo in baaritaan lagu sameeyo in iyada oo aan...

HN: Liibaan oo diiday inuu ku biiro koox ka dhisan dalka dibadiisa.

0
Waxaa meel dhexe maraya horyaalka heerka koowaad ee kubada cagta dalkan Norway. Iyada oo laacibiinta ugu cad-cad sanadkan horyaalka uu kamid yahay laacibka soomaaliga...

Listhaug: Waxaan rabaa in sharciga lagala noqdo waalidka ilmahooda u dira dugsi-qur´aan dalka dibadiisa...

0
Wasiirada arimaha soo galootiga dalkan Norway, Sylvi Listhaug ayaa maanta sheegtay inay soo jeedineyso hindise sharciyeed cusub oo ah in waalidka ilmahooda dugsi qur´aan...

London: Haweeney soomaali ah oo lagu heysto lacag ceyr ah oo ay qaadan jirtay

0
Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa maalmihii ugu danbeeyay aad u hadalhayay dacwad loo heysto haweeney soomaali ah, taas oo lagu eedeeyay inay mudo sanado ah...

SV iyo KRF oo soo jeediyay in isbadal lagu sameeyo kiisaska la xiriira dib...

0
Warbaahinta Norway ayaa maalmihii ugu danbeeyay si aad ah u hadalheysay kiiska gabar soomaali ah, taas oo ay dowlada Norway sheegtay inay ka tarxiileyso...

(Video): Dukaanka adeega Sweden ee Tasteland: Dukaan soomaaliyeed oo 100% xalaal ah

0
Dhamaadka isbuuca nagu soo aadan, waxaa bilaaban doono bishii barakeysneyd ee Ramadaan, iyada oo bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Norwa,y ay bilaabeen u diyaar-garowga...

Frp oo rabo in waajib laga dhigo in gabdhaha jirkooda lagu baaro iskuulada

0
Xisbiga FRP ayaa war ay maanta soo saareen ku sheegay inay rabaan in lasoo rogo waajib ah in jirka gabdhaha lagu baaro iskuulada, si...

IOM: Smuglere tvang migranter fra Somalia i drukningsdøden utenfor Jemen

0
Hey´ada socdaalka aduunka ee IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 29 qof oo tahriibayaal ah ay ku dhinteen bada, kadib markii lagu qasbay inay...

Muhiim: Macluumaad guud oo ku saabsan doorashada iyo qaabka aad codkaada u dhiiban karto

0
Waxaa hal bil oo kali ah ay ka harsantahay doorashada baarlamaanka ee dalkan Norway. Waxaana maanta oo khamiis ah albaabada loo furay goobaha codbixinta,...

KRF: Waa bini-aadanimo ka bax in Yaasmiin Norway laga bixiyo, caruurteedana laga dheereeyo

0
Waxaa maalintii shaley aheyd soo shaac-baxday sheekada Yaasmiin Kristensen oo ah hooyo soomaali ah oo heysata afar caruur ah, hooyadaas oo dowlada Norway ay...

Maanta waxaa albaabada loo furay goobaha codbixinta, codkaadana waad sii dhiiban kartaa

0
Maanta oo ay taariikhdu tahay 10-ka bisha August, waxaa albaabada loo furay dhamaan goobaha codbixinta dalkan Norway. Iyada oo dadku ay codkooda sii dhiiban...

NRK:Yaasmiin waxaa Norway laga tarxiilayaa 16-sano kadib, iyada oo u dhaxdo nin Norwiiji ah

0
Yasmin Kristensen waa hooyo soomaali ah oo u dhaxdo Rolf Erik oo ah nin norwiiji ah oo ay wada dhaleen afar caruur ah. Sanadkii...

Video: Muhiimada ay soomaalida u leedahay ka qeybqaadashada doorashadan

0
https://www.youtube.com/watch?v=Z0Bufep_1wk&feature=youtu.be

Sweden: Siyaasi soomaalida aflagaadeeyay oo lagu qasbay inuu iscasilo

0
Siyaasi katirsan xisbiga Miljöpartiet ee degmada Järfälla ee dalka Sweden ayaa iska calisay xilkii uu  degmadaas ka hayay hayay,  kadib markii uu barta facebooka...

Nin jirdil ku sameeyay xaaskiisa: Xukunkaas wuu igu yaryahay ee hala ii kordhiyo.

0
Maxkamada magaalada Fredrikstad ayaa sanadkii lasoo dhaafay xukun 7 sano ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Ciraaq, kaas lagu eedeeyay inuu jirdil u...

Listhaug oo rabta in wadaado caan ah laga mamnuuco soo galitaanka Norway, sida ay...

0
Wasiirada arimaha soo galootiga dalkan Norway, Sylvi Listhaug ayaa sheegtay inay rabto in soo galitaanka Norway laga mamnuuco wadaado ay sheegtay inay qeyb ka...

Fredrikstad: Ka qeybqaado dooda xisbiyada ee sabtida ka dhaceyso Fredrikstad

0
Waxaa soo dhow doorashadii baarlamaanka dalkan Norway oo sanadkan ah mid masiiri iyo muhiim ah. Magaalada Fredrikstad ee gobolka Østfold waxaa sabtidan ka dhaceyso...

UNE oo UDI-da ku raacday kiisaska labo qof oo soomaali ah, kuwaas oo magangalyada...

0
Sida ku xusan war qoraal ah oo lagu soo bandhigay boga rasmiga ah ee hey´ada UNE  oo qaabilsan dib u eegista go´aanada ay gaarto...

Digniin: Virus faro kulul ku hayo Facebooga. Ka digtoonow!

0
Saacadihii ugu danbeeyay waxaa barta Facebooga si aad uga faafayay qoraalo Xambaarsan Virus, kaas oo adiga oo aan ogeyn warqado u dirayo asxaabtaada Facebooga. ...

Oslo: Raga isoo weeraray waxaa kamid ahaa nin soomaali ah

0
Sabtidii lasoo dhaafay habeenkeedii, waxaa magaalada Oslo mindi lagu weeraray nin 40-tameeyo jir ah, kaas oo la sheegay inuu ku sugnaa gurigaas. Booliska Oslo ayaan...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.