Nin ereyo neceyb ah ku dhahay Haweeney soomaali ah oo uur leh, oo maxkamada...

0
Waxaa maanta maxkamada Oslo lasoo taagay nin kontomeeyo jir ah, kaas oo lagu soo eedeeyay cunsurinimo, kadib markii aflagaado iyo cay uu u geystay haweeney...

Warbaahinta Norway ee midigta oo kasoo horjeedo in awooda sharci kala noqoshada laga qaado...

0
Qaar kamid ah warbaahinta Norway ee lagu xisaabiyo dhinaca midigta ama Konservativ-ka, ayaa maqaalo ay qoreen ku dhaleeceeyay soo jeedinta baarlamaanka Norway lahorgeyn doono,...

VG: Dadka ugu badan ee laga ceshtay jinsiyada dhalashada Norway, waa dad sheegtay inay...

0
Sida uu qorayo wargeyska VG oo soo xiganayo tirokoob ay gacanta ku hayaan oo kasoo baxay hey´ada laanta socdaalka, waxaa sanadkii lasoo dhaafay ee...

Abdifatah Ahmed: Drømmen min er å fullføre sveiserutdannelsen i Norge

0
Skrevet av MARKUS ANDRÈ JENSEN/Bodunu.no Da Abdifatah Ahmed Nur (31) fortalte sin historie til ledelsen i Rapp Bomek, ble håpet tent hos flyktningen fra Somalia. – Jeg...

Wargeyska GD oo sawirka wiilkan soomaaliga ah, si khaldan u isticmaalay

0
Wargeyska Gudbrandsdølen Dagningen ayaa mar ay ka hadlayeen Mahad Abiib, isticmaalay sawirkan wiilkan dhalinyarada soomaaliga ah oo lagu magacaabo Mahad Abdi Jama. GD ayaa Mahad...

KRF: Hala xadido waqtiga qofka jinsiyada dhalashada norwiijiga lagala noqon karo

0
Xisbiga KRF oo horey u taageeray soo jeedintii ku saabsaneyd in awooda sharci kala noqoshada dhalashada laga qaado, hey´ada laanta socdaalka loona wareejiyo maxkamad...

Halkan ka daawo doodii xaley ee NRK 1

0
Halkan ku dhufo(click sii) si aad u daawato doodii xaley NRK 1, hadii aadan xaley fursad u helin inaad daawato. 

Dood ku saabsan soo jeedintii ay xisbiyada isku raaceen oo caawa ka bixi doonto...

0
Waxaa caawa saacadu marka ay tahay 21:30 tv-ga qaranka Norway ka bixi doono dood ku saabsan arimaha magangalyada guud ahaan, gaar ahaan soo jeedintii...

NTB: FN slår sultalarm i Somalia

0
Mogadishu (NTB): FN slår på nytt sultalarm i Somalia, der alvorlig tørke og borgerkrig har gjort 5 millioner mennesker avhengige av matvarehjelp utenfra. Regnet har...

War deg-deg ah: KRF oo taageeray in awooda sharci kala noqoshada loo wareejiyo maxkamad...

0
Xisbiga KRF ayaa ugu danbeyn taageeray mooshinka ay baarlamaanka Norway horgeeyeen xisbiyada Sv, Sp, Ap, Venstre iyo MDG. Mooshinkaas oo ku saabsanaa in awooda...

(Telemarkavisa) Saynab Guuleed: Det tar lang tid å forstå Norge

0
Skrevet av: Dan Hagen, Telemarkavisa.no Det tok omkring sju år før jeg forstod Norge, det vil si hvordan arbeidslivet fungerte her og språket. Hvis arbeidsgivere...

Lege-vaktaha Oslo oo ay buux-dhaafiyeen dad kusoo dhaawacway jididka Oslo

0
Waxaa maanta jidadka magaalada Oslo ka jiray glatt(sabiibax) ba´an, kaas oo sababay in dad badan ay wadooyinka ku kufaan, isla markaana uu dhaawacyo kala...

KRF: Waan ka fiirsan doonaa taageerada mooshinka awooda sharci kala noqoshada loogu wareejinayo maxkamada

0
Xisbiga KRF oo gacanta midig ku hayo kaarka jokerka u ah meel-marinta mooshinka awooda sharci kala noqoshada looga qaadayo hey´ada laanta socdaalka, looguna wareejinayo...

EU iyo Norway oo dowlada Sudan lacag ku siinayo tahriibayaasha geeska Afrika

0
EU-da ayaa dhamaadkii 2015 heshiis la gashay dowlada dalka Turkiga, kaas oo ku saabsanaa istaajinta qoxootiga kasoo gudbaya dalkaas ee usoo socda wadamada Yurubta....

Warbaahinta Norway oo dhaleeceyn afar gees ah kuhayo awood isticmaalka UDI-da

0
Inta badan warbaahinta Norway ee gaarka loo leeyahay(privat), gaar ahaan kuwooda ugu awooda weyn(Aftenposten, VG, TV2, Dagbladet) ayaa sadexdii maalmood ee ugu danbeeyay si...

Ogaysiis: Jaaliyada soomaaliyeed ee Bergen oo mudaaharaad qabanqaabineyso

0
Jaaliyada Somaliyeed ee Magaalada Bergen, waxay  Somalida ku dagan Bergen iyo nawaaxiga ku war -gelinaysaa inuu dhici doono mudaharaad, kaas oo looga soo horjeedo...

NRK: UDI hevdet Facebook-profil avslørte bløff, trakk tilbake oppholdstillatelse

0
En opplysning på Facebook gjorde at UDI plutselig trakk tilbake oppholdstillatelsen somaliske Bushro Jama hadde hatt i seks år. – Vi har godt håp...

Utrop: Eks-flyktning blir Canadas nye innvandringsminister

0
Ahmed Hussen, en somaliskfødt flyktning, erstatter John McCallum som minister, skriver den  flerkulturelle avisen Utrop( skrevet av Claudio Castello/Utrop). Hussen ble historisk i 2015 som...

Boqorka dalka Sweden oo waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub ee dowlada Soomaaliya

0
Boqorka dalka Sweden Carl XVI Gustav, ayaa waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub ee dowlada Soomaaliya ay ku yeelan doonto dalka Sweden, Amb Cawaale...

Fabian Stang iyo soomaalida oo markale kulan wada yeelan doono

0
Sida ay NorSom News kasoo xiganeyso ilo xog-ogaal ah, waxaa 26-ka bishan Janaury kulan wada yeelan doono xogyaha wasaarada arimaha soo galootiga iyo isdhexgalka...

Fariin ku socoto waalidiinta soomaaliyeed iyo ardeyda dhigata dugsiyada hoose-dhexe

0
Ma tahay waalid soomaaliyeed oo heysto caruur dhigata dugsiga dhexe ee dhalinyarada(ungsomskole)-fasalkiisa 10-aad ama adigu ma dhigataa dugsiga hoose-dhexe ee dadka waaweyn?. Hadii aad tahay...

Dumar soomaali ah oo maanta ku banaanbaxay barnevern-ka

0
Dumar soomaali ah oo gaaraya ilaa 50 qof ayaa maanta banaanbax ka dhigay afaafka hore ee wasaarada qoyska iyo caruurta. Dumarkaas oo sida uu...

Daawo: Dhalinyaro fanaaniin Soomaali ah oo af-norwiiji ku heeseyso

0
  https://www.youtube.com/watch?v=fyaApAPrOsA&feature=share https://www.youtube.com/watch?v=Iu4qAYRYwVk&feature=share

FRP oo lagu heysto sawirkan ay bartooda facebooga soo dhigeen

0
Barta facebooka ay ku leeyihiin xisbiga FRP, ayaa waxaa maalmo kahor lasoo dhigay sawirkan oo uu la socday qoraal iidheh ama xayeysiin loogu sameynayay...

NTB: Soomaalida qaabka dacwada Norway ku imaan jiray oo wax badan hoos u dhacday

0
Sanadkii lasoo dhaafay ee 2016, waxaa Norway qaab dacwo ah ku imaaday dad isku dar tiro ahaan gaaraya 15.580. Tiradaas oo ah mid 20% ka...

182 dhalinyaro magangalyo doon ah ayaa kaamamka ka baxsaday 2016

0
Sida uu qorayo wargeysks Adressavisen oo soo xiganayo tirokoob ay sameysay laanta socdaalka ee UDI-da, waxaa sanadkii lasoo dhaafay ee 2016 kaamamka caruurta 18-ka...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.