Kooxda Rosenberg oo qaadatay laacib 14 jir soomaali ah.

0
Kooxda Rosenberg oo kamid ah kooxaha ugu waaweyn dalkan Norway, ayaa qaadatay Sakariya Faarax oo ah 14 sano jir laacib soomaali ah....

Dhalmo yaraanta Norway oo sanadkii 3-aad oo isku xiga kor u kacday.

0
Sida lagu sheegay tirokoob ay sameysay wakaalada xog uruurinta ee SSB, waxaa sanadkii lasoo dhaafay Norway ku dhashay 54.495 ilmood, taas oo...

Sweden: Hadii aad qaadato dhalashada Sweden, qoyskaada laguuma keenayo

0
Dhalinyarada dalka Sweden ku taga kali-socodka, kuwaas oo markii ay dalkaas magangalyo weydiisteen ka dib, hela  dhalashada Sweden ayaa la sheegay ineysan xaq u...

Daawo: Goormee kuugu danbeysay ciyaar hido iyo dhaqan soomaali ah oo si qurux badan...

0
https://www.youtube.com/watch?v=XHXLHmg-D8g

NTB: FRP oo soo jeediyay in baaritaano lagu sameeyo masaajidada iyo goobaha cibaadada dadka...

0
Isbuucan dhamaadkiisa waxaa furmi doono shirka qaran ee xisbiga FRP, kaas oo sanadkan ah mid laga warsugayo waxa ay kaga hadli doonaan, maadaama uu...

Per Sandberg: 6 bilood ayaad heysataa si aad qoyskaaga ugu dacwooto

0
Wasaarada arimaha soo galootiga iyo isdhexgalka Norway, ayaa maanta mar kale soo saartay go´aan ay ku adkeyneyso sharciyada qoysaska soo galootiga ah ee raba...

NOAS: 67% dadkii sanadkii hore codsaday magangalyo, waxey heleen jawaab positiv ah

0
Sida lagu sheegay warbixin ay soo bandhigtay ururka magangalto doonayaasha Norway ee NOAS, 67% dadkii sanadkii hore magangalyo ka codsaday Norway ayaa helay sharciga...

Gjøvik: Xisbi aan soomaalida lagu baran oo musharax soomaali ah liiska doorashada golaha deegaanka...

0
Xisbiga Senter partiet(Sp) oo kamid ah xisbiyada lagu tiriyo garabka bidix ee siyaasada dalkan Norway, ayaa dhawaan soo saaray soo jeedinta liiska musharaxiinta doorashada...

UN-ka oo Norway ku eedeeyay adkeynta dib u midowga qoysaska.

0
Hey´adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qoxootiga, ayaa dowlada Norway ku eedeysay inay adkeyso xeerarka isku keenista qoysaska raba inay dib u midoobaan....

(Video): Duqa degmada Bærum: Allah ha u naxariisto dadkii ku geeriyooday qaraxii Zoobe

0
Duqa magaalada Bærum, haweeneyda lagu magacaabo Lisbeth Hammer Krog oo shaley khudbad ka jeedineysay kulan baroordiiq ah oo soomaalida Bærum ay u qabteen dadkii lagu...

Turkish Airlines oo joojisay duulimaadyada Norway iyo Turkiga.

0
Sida uu qoray wargeyska ka warama arrimaha socdaalka diyaaradaha ee FLYSMART24, shirkada diyaarada Turkish Airlines ayaa joojisay duulimaadyada sagaal wadan oo ay...

Qareenka guud ee Norwey: Ninkii booliska ahaa ee xabada ku dhuftay gabadha soomaalida ah...

0
Qareenka guud ee dowlada Norwey ayaa maanta soo saaray war qoraal ah oo ku cadeynayo in ninkii booliska ahaa xabada ku dhuftay gabadha soomaalida...

Al-Shabaab rykket inn i fire byer i sentrale Somalia etter at etiopiske styrker trakk...

0
Terrorgruppa al-Shabaab rykket inn i fire byer i sentrale Somalia etter at etiopiske styrker trakk seg ut. I tillegg skal Islamsk stat (IS) ha...

Somali Global Diaspora oo taageertay go-aanka dib u celinta soomaalida ee xisbiga FRP

0
Gudoomiyaha golaha Somali Global Diaspora, qeybtiisa Norway Luul Hassan Kulmiye ayaa sheegtay inay taargeensantahay go-aanka dib u celinta soomaalida ee kasoo baxey Sylvi Listhaug...

Abid Raja oo ilmada ceshan waayay, markii uu la wareegayay furaha wasaaradiisa cusub.

0
Abid Raja oo ah siyaasi asal ahaan kasoo jeedo dalka Pakistan, kana tirsan xisbiga Venstre ayaa maanta loo magacaabay wasiirka dhaqanka iyo...

Maxkamada EU-da: Qofka qoxootiga ah ee helay magangalyada, wuxuu leeyahay xuquuq lamid ah tan...

0
Maxkamada cadaalada midowga Yurub (EU Court of Justice) ayaa xukun ay soo saartay ku sheegtay in qofka qoxootiga ah ee heysta magangalyada rasmiga ah,...

Midowga Yurub oo isku raacay in faro iyo sawir laga qaado ajaaniibta isaga gudbo...

0
Midowga Yurub ayaa dhamaadka isbuucii hore isku raacay in la sameeyo nidaam cusub oo ku aadan hubinta aqoonsiyada dadka ajaaniibta ah ee isaga gudbaya...

Keshvari oo maanta maxkamad lasoo taagay

0
Afhayeenkii hore ee arrimaha soo galootiga xisbiga Frp, Ahna xubin katirsan baarlamaanka Norway, Mezyar Keshvari ayaa maanta lasoo taagay maxkamada NEDRE ROMERIKE...

Hassan Kheyre: Soomaalida Norway hanagala qeybqaataan gurmadka abaaraha

0
Reysulwasaaraha cusub ee dowlada Soomaaliya Hassan Ali Kheyre oo saacad kahor khadka telefonka uga soo qeybgalay xaflad soo dhaweyn ah oo magaalada Oslo loogu...

Afartan musharax ee soomaalida ah ayaa sanadkan Oslo ka sharaxan.

0
Bisha September ee sanadkan waxaa Norway ka dhici doonto doorashada goloyaasha deegaanka oo afartii sanaba mar la qabto. Iyada oo sanadkan...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.