Harstad: Aqalka boqortooyada Norwey oo casuumaad-sharafeed u fidiyay wiil dhalinyaro soomaali ah

0
Xuseen Cabdi Yuusuf oo ah wiil dhalinyaro soomaali ah oo degan magaalada Harstad ee woqooyiga wadankan Norwey ayaa casuumaad sharafeed ka helay aqalka boqortoooyada...

Booliska Norwey oo maanta soo saaray sharci cusub oo meesha ka saaraya sheekadii muranka...

0
Hay-ada maamusha booliska Norwey ee Politidirektoratet ayaa maanta soo saartay war qoraal ah oo ay ku sheegayso inay badashay sheekadii muranka weyn dhalisay ee...

40 sano kadib ayay Farxiyo aabaheed oo soomaali ah kula midowdey Oslo.

0
Dagaalkii dhexmaray soomaaliya iyo Ethopia sanadkii 1977 ma uusan goyn oo kaliya xiriirkii diplumaasiyadeed oo ka dhaxeeyay oSomaaliya iyo Ruushka, balse sidoo kale wuxuu...

War xaqiiq ah: Soomaali si khasab ah Norwey looga tarxiilay oo Muqdisho laga dajiyay

0
Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan Norwey ayaa ilaa shalay subixii isla dhex marayay warar sheegaya inay jiraan dad soomaali ah oo si khasab ah looga...

Politidirektoratet oo raali galin bixiyay dib u eegisna ku sameyn doona arinta (ukjent)

2
(Foto: Marius Jørgenrud) Hay-ada maamusha booliska Norwey ee Politidirektoratet oo warsaxaafadeed kusoo daabacay bogooda rasmiga ee internetka ayaa raali galin ka bixiyay dhibta ay keentay arinta (ukjent)...

90% qaadkii soo gali jiray Norwey oo hoos u dhacay labadii sano ee...

0
Foto: tollvesenet Hay-ada ilaalada xuduudaha wadankan Norwey(Tolldirektoratet) ayaa maanta soo saartay warbixin iyo tirokoob cusub oo ay kaga hadlayso daroogadii kala duwanayd ee lixdii bilood ee ugu...

Baarlamaanka Norwey oo diiday ansixinta qodobo kamid ah kuwii ay soo jeedisay Sylvi Listhaug

0
Baarlamaanka Norwey oo shalay oo jimce ah ka doodayay qodobo 40 ah oo lagu adkaynayso xeerka qoxootiga wadanka ayna soo bandhigtay wasiirka arimaha soo...

Ilmo lix bilood jira oo soomaali ah oo maydkiisa laga helay bada Talyaaniga

0
Foto: Christian Buettner/Eikon Nord GmbH Germany/Handout via Reuters Ururka Sea-Watch oo laga leeyahay wadanka Germalka kana shaqeeya bad-baadinta dadka ay doomuhu la dagaan iyo meydad kasoo...

Nav oo ayadna facebook isticmaasho si ay u hubiso macluumaadka qofka uu sheegay inay...

0
Hay-ada shaqada iyo taakuleynta dadka aan shaqeynin ama howlgabka ah ee NAV ayaa la sheegayaa inay ayadna isticmaasho baraha bulshada sida facebooka iyo twiterka, si...

Soomaalida qaadanaysay dhalashada Norwey oo 60% hoos u dhacday sanadkii 2015

0
Sanadkii lasoo dhaafay waxaa dhalashada Norwey helay dad dhan 12 400 qof oo ajnabi ah, waxaana ugu badan dadka helay dadka ka yimid wadamada...

Boolisku waa mahadsanyihiin, balse wali ma qanacsani ilaa dadka kale la igala mid dhigo

0
FOTO: PIA-ELISE SOLVIK DAHL Hal isbuuc ayaa kasoo wareegtay markii ay booliska Norwey sheegeen in ay isbadal ku sameeyeen qaabka loo bixin doono passportka, iyagaa...

Wasaarada dastuurka Norwey oo ka codsatay Politidirektoratet inay si deg-deg wax uga qabtaan...

0
Wasaarada dastuurka iyo amniga Norwey (Justis-og beredskapsdepartementet) ayaa bogeeda rasmiga oo ay ku leedahay internetka maanta kusoo daabacday warqad ay hay-ada maamusha booliska Norwey ee Politidirektoratet kaga...

UDI: 79% dadka soomaaliya ka yimid ee looga soo jawaabay codsigooda magangalyada, waxay heleen...

0
Laanta socdaalka iyo agaasinka soo galootiga ee UDI ayaa sheegtay in 79% dadka ka yimid Soomaaliya ee codsigooda magangalyada looga soo jawaabay sanadkan aan...

UDI: Xaalada amaan ee qaybo kamid ah Soomaaliya wax badan ayaa iska badalay

0
Shalay ayay ahayd markii ay qaraxyo waaweyn iyo weeraro gilgileen magaalada caasimada ah ee muqdisho, gaar ahaan hotelka Ambasador, laguna dilay tiro dad kor...

War lagu farxo: SSB, 2119 qof oo soomaali ah ayaa shahaado jaamacadeed haysto Norwey

0
Xarunta dhexe ee qaabilsan tirokoobka iyo ixsaa iyaadka ee  SSB(Statisk Sentralbyrå) ayaa maanta soo saartay Tirokoobkii sanadlaha ahaa oo ay kaga hadli jirtay heerka aqoonta...

UDI: Ninkaagu hadii uu reer jabuuti yahay, adigana reer jabuuti ayaa tahay

0
Bartamihii sanadkii hore ee 2015 ayay laanta socdaalka ee UDI-du sheegtay inay ku dabo jirta xaqiijinta dhalashada dad soomaali ah oo 100 gaaraya, kuwaas...

Tromsø: Qoyska wiilkii meydkiisa bada laga helay oo saxaafada la hadlay, beeniyeyna wararka sheegaya...

0
(Foto: Jørn Normann Pedersen/Nordlys) Waxaa maalintii shaley ahayd saxaafada gurigooda ku casuumay qoyska wiilkii soomaaliga ahaa ee meydkiisa laga helay bada. Iyaga oo ka warbixiyay...

Soomaali sharciga lagala noqday waxyaabo ay facebook ku qoreen dartiis: waraysi

1
Ilaa hada dhowr qof oo soomaali ah ayaa lasoo sheegayaa in sharciga lagala noqday ama la siiyay digniino ku saabsan in sharciga lagala noqon...

Sweden oo raacday wadadii Norwey iyo Denmark, isbadal weyna ku samaysay sharciga qoxootiga wadankaas

0
Baarlamaanka Sweden ayaa maalintii shalay ahayd cod aqlabiyad ah ku ansixiyay sharciga cusub ee qaxootiga, kaasoo si weyn wax uga badalaya qaabkii ay Sweden...

Aabe soomaali ah oo lagu xukumay sideed sano, kadib dhaawac uu u geystay gabadhiisa

0
Aabe soomaali ah oo 31 jir ayaa maanta maxkamada Oslo ay ku xukuntay sideed sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay danbi ah...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.