Taariikh cusub: Soomaalida Norway ayaa markii ugu horeysay taariikhda, 2 xildhibaan ku yeelan doonto baarlamaanka Norway:
Caawa waxaa xildhibaan noqday Haashim Muxyidiin Cabdi, oo baarlamaanka kasoo gali doono gobolka Østfold.
Maryan Cabdi Xuseen ayaa iyadana xajisatay booskeeda, waxeyna markii 2.aad soo gashay golaha baarlamaanka.