torsdag, mars 28, 2024

Soomaalida Oslo oo ka fal-celiyay dib u doorashada Madaxweyne Hassan.

Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa madaxweynihii 8.aad ee Jumhuuriyada federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa shaley mar kale loo doortay inuu noqdo madaxweynaha 10.aad ee Soomaaliya. Wuxuuna ka guuleystay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shantii sano ee ugu danbeeyay ahaa Madaxweynaha Soomaaliya.

Warbaahinta NorSom TV ayaa shaley ra’yi uruurin ka sameysay qaar kamid ah soomaalidii isugu timid goobaha laga daawanayay tartanka doorashada.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x