torsdag, april 25, 2024

J. Soomaaliyeed ee Oslo oo ka tacsiyeeyay geerida marwadii 1.aad ee Qaranka.

Waxaa isbuucii hore dalka Imaaraadka ku geeriyooday Xaawo Cabdi Samatar oo aheyd xaaska marwadii koowaad ee qaranka, iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cabdulaahi Yuusuf Ahmed.

Waxaa Studio-yaha NorSom TV nagu soo booqday qaar kamid ah odoyaasha jaaliyadda Soomaaliyeed ee Oslo, kuwaas oo ka tacsiyeeyay geerida allah ha u naxariistee Marwadii koowaad ee qaranka. Iyaga oo dareenkooda la qeybsaday bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x