torsdag, april 18, 2024

Daawo: Dareenka iyo diyaargarowga soomaalida Oslo ee dagaalka Ukraine.

Dalka Ukraine waxaa isbuucii shanaad ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamadda Ruushka oo kuwa dalka Ukraine oo taageero ka helayo dalalka reer Galbeedka.

Dagaalkan oo si maalinle ah looga hadalyo dhamaan warbaahinta reer galbeedka, ayaa saameyn balaaran ku yeeshay dhamaan dalalka Yurub. Gaar ahaana dalalka ka agdhow Ruushka ama xuduudka la leh.

Warbaahinta NorSom TV ayaa mikrofoonka la dhex qaaday soomaalida magaaladda Oslo, waxaana su’aalo ka weydiinay sida uu saameyn ugu yeeshay dagaalka ka socdo Ukraine iyo qaabka ay ugu diyaar-garoobeen.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x