fredag, mars 29, 2024

Daawo: Feyruskii corona miyuu ka dhamaaday Norway, xagee hada wax marayaan, maxaase nala gudboon?.

Labadii bilood ee ugu danbeeyay waxaa dalkan Norway aad hoos ugu dhacay ka hadalka xanuunka feyruska corona oo labadii sano ee lasoo dhaafay ahaa mawduuca koowaad ee warbaahinta looga hadli jiray. Taas oo jirta xanuunka corona ayaa ah mid wali jira oo si maalinle ah usoo rita dad, ayna isbitaaladda u jiifaan boqolaal qof oo xanuunku so ritay. Halka maalin walba uu xanuunka laga helo dhowr kun oo qof isku cel-celis ahaan.

Wareysiga hoose waxey warbaahinta NorSom News oo kaashaneyso ururka wacyigalinta ee INFO123 la yeelatay Geir Bukhold oo ah agaasime ku xigeenka machadka caafimaadka dadweynaha Norway( FHI). Waxaana Geir weydiinay dhowr su’ aalood oo muhiim ah oo la xiriira xaaladda feyruska iyo qaadashada talaalka.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x