lørdag, april 20, 2024

FHI: Haweenka uurka leh iyo talaalka feyruska corona-( Talooyin).


Warbixin kooban oo ka socota Machadka Caafimaadka Dadweynaha oo ku saabsan tallaalka cudurkakoroonaha ee covid-19.

Haweenka uurka leh waxay ku imanaya halis dheeraad ah oo ku saabsan in ay aad ugu bukoodaan cudurka covid-19. Halista ah in ay aad u bukoodaan waxay sii badanaysaa marba marka ka dambaysa xilliga uurka. Machadka Caafimaadka Dadweynuhu wuxu taas darteed ku talinayaa in haweenka uurka leh isku tallaalaan labo irbadood oo tallaalka koroonaha ah.

Si aad u hesho macluumaadkan warbixinta iyo talooyinkan oo af soomaali ku qoran, riix qoraalkan.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x