Soomaalida Norway oo gurmad dhaqaale u sameyneyso abaaraha Soomaaliya.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway ayaa dhaqaale uruurin u sameyneyso abaaraha Soomaaliya, waxaana xiligan socdo abaabul iyo kulamo ay bulshada soomaaliyeed ee Norway uga tashaneyso qaabkii ay gurmad wadajir ah ugu sameyn lahaayeen dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kunool Soomaaliya.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments