Monthly Archives: Desember, 2021

Sharci cusub: Dowlada oo wax ka badashay xiliga sugitaanka baasaboorka(Jinsiyada) Norway.

Baarlamaanka Norway ayaa bishii Juun ee sanadkan dhamaadka ah(2021) isku raacay sharci cusub oo wax looga badalayo xiliga dadka ajaaniibta ah ee raba inay...

Oslo: 10.000 qof oo codsatay in laga caawiyo biilka korontada.

Dowlada Norway ayaa bilowgii bishan soo rogtay xeerar cusub oo si kumeel gaar ah loo meelmariyay, si dadka danyarta ah looga taageero bixinta biilka...

AbdiBasid: Qiimaha nolosha aad nooshahay, kuma xirna nooca sharci ee aad Yurub ku leedahay. .

F.G: Muuqaalkan waa wargalin la xiriirta barnaamijka assistert retur: https://www.youtube.com/watch?v=-5Y9wBCy2pY

Dukaankii uu ka shaqeynayay ayuu 200.000 kr ka xaday= Xukun Xabsi ah iyo soo celin lacag

Maxkamadda magaaladda Stavanger ee dalkan Norway, ayaa xukun 87 maalmood oo xabsi ah ku xukuntay nin 27 sano jir ah oo qirtay inuu lacag...

qiyaastii 50% dadkii ku dhintay shilalka baabuurta sanadkii 2020, ma aysan xiran suunka baabuurka.

Sida laga soo xigtay tirokoob ay sameeyeen boolisku, 47% dadka sanadkii lasoo dhaafay ee 2020 ku dhintay shilalka baabuurta ee ka dhacay gudaha Norway,...

Boqolaal qof oo laga soo celiyay xuduudka Sweden ee Svinesund: Sababtan awgeed.

Dowlada Sweden ayaa laga bilaabo maalintii Talaadada aheyd ee isbuucan soo rogtay xeer shardi ka dhigaya in dhamaan dadka ka imaanayo dalalka dibadda ah,...

Oslo: Taksiile wado qaldan baabuurka ku kaxeeyay oo 8 bilood laga qaaday leysinka Taksi-wadista.

Maxkamadda magaalada Oslo ayaa go´aamisay in nin taksiile ah oo 28 sano jir ah laga qaado leysinka ogolaanshaha taksi-wadista, kadib markii lagu helay danbi...

Ohio-USA: Meydka wadaad soomaali ah oo la weysanaa oo la helay.

Meydka Sheekh Maxamed Xasan Aadan oo imaam ka ahaa Masjidka Abu Hureyra ee Soomaalida magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa la...

FHI: Dadka aan talaalka qaadan ayaa u badan dadka corone Awgii loo dhigay isbitaalada Norway.

Warbixintii todobaadka ee Machadka caafimaadka bulshada (FHI) ayaa lagu sheegay in 60% dadkii isbitaalada la jiifiyey ay ahaayeen kuwo aan tallaalnayn. 221 oo koroona dartiis...

Denmark iyo Sweden: Dadka Norway ka imaado, waa inay corona iska baaraan.

Dowladaha Denmark iyo Sweden ayaa soo rogay shuruuc adag oo lagu xakameynayo faafitaanka feyruska corona. Waxaana kamid ah in dhamaan dadka kasoo galayo dalalka...

Daawo NorSom TV: Xogta iyo xeerarkii ugu danbeeyay ee xafiisyada xukuumadda Norway

https://www.youtube.com/watch?v=k8jnCjAraUI

Cilmi-nafsi: Dhibaatada maskaxeed ee laga dhaxlo ku noolaanshaha nolol sharci iyo xuquuq la´aan ah.

(Daawo Talo walaaltinimo): Cilmi-nafsi yaqaan Abdibasid: Marka uu qofku mudo dheer ku noolaado nolol adag oo sharci iyo xuquuq la´aan ah, wuxuu noqon karaa...

Sweden: Wiilkan oo xabsi iyo musaafurin lagu xukumay.

Maxkamad kutaal gudaha dalka Sweden Sweden ayaa xukunno xabsi daa’in iyo masaafurinta ku xukuntay Wiil dhalinyaro oo da´diisa lagu sheegay 24-sano jir, kaas ...

U.K: Soomaali lagu eedeeyay dilka xildhibaan oo diiday inuu ka danbeeyay falka dilka ah.

Ninka lagu eedeeyay inuu toorey ku dilay Xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa Baarlamaanka Ingiriiska oo ku sugnaa Kaniisad uu kula kulmayay codbixiyayaasha Bishii...

SWEDEN OO SOO SAARTAY XAYIRAADO CUSUB.

Laga bilaabo 23-ka bishan Desember, dowlada Sweden ayaa soo rogi doonto xeerar cusub oo lagu xakameynayo faafitaanka feyruska corona. Waxaana xeerarka cusub kamid ah...

DAWLADA: Waxaan bahda waxbarashada siin doonaa 100 milyan oo kr.

Iyada oo xaalada karoonaha ee wadanka Norway uu aad uga sii darayso maalinba maalinta kadambaysa, sharciyo cusub oo lagu xadidadayo kulamadana ay iska soo...

41% dadka corona u jiifa isbitaalada, waxey ku dhasheen dalal dibadda ah.

Sida uu qoray wargeyska Aftenposten, 41% dadka uu soo ritay xanuunka feyruska koroonaha ee jiifa isbataalada dalkan Norway, ayaa ah dad ku dhashay...

Dowlada: Qof walba oo ka weyn 18, waxaa ilaa February loo soo bandhigi doonaa irbad xoojin ah

Sida lagu sheegay war qoraal oo lagu soo daabacay bogga rasmiga ah ee dowlada Norwau, dowlada ayaa dajisay qorshe wato hadaf ah in ilaa...

Dowlada: 50 kun qof oo dheeri ayaa heli doona “bostøtte”, sicirka korontada oo kor u kacay dartii.

Xukuumadda heysa talada Norway ayaa ku raacday xisbiga SV in si ku meel gaar ah loo kordhiyo, loona balaariyo tirada dadka qaata kaalmada kirada...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.