Tom Syring: Isbadalkan wanaagsan ee gudniinka ku saabsan ayaan wali banaanka usoo bixin.

Sida lagu ogaaday cilmibaarisyo tiro badan, waxaa jiro isbadal dhanka fikirka ah oo ku yimid aragtida ay dadku ka qabaan gudniinka, balse waxa uusan isbadalkaas wali gaarin xafiisyada hey´addaha caafimaadka ama hey´addaha kale ee dowlada, sida uu qabo Tom Syring oo katirsan xarunta HRR Leage.

Hoos ka daawo muuqaalka

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments