fredag, april 19, 2024

Xarunta talaalka ee Vahls gate 1 ee Grønland

Xarunta talaalka Vahls gate 1 ee Grønland(Bydel Gamle Oslo), waxaa la xiri doonaa 15.10.2021.

19.10.21 waxaa xarunta talaalka ee Grønland laga furi doonaa Urtegata 13 (Dabaqa 3.aad).

Xiliyada ay xaruntu furantahay:

Talaado: Saacadaha 12:00 – 18:00
Khamiis: Saacadaha 09:00-15:00

Irbada 1.aad: Dadka ay da´doodu ka weyntahay 12 sano.
Irbada 2.aad: Dadka ay da´doodu ka weyntahay 16 sano.

Isku diiwaangali albaabka xarunta, soona qaado kaar aqoonsi(
Baasaboor, Leysin baabuur ama kaar bangi oo sawir leh).

Uma baahnid inaad balan sii qabsatid.

Wixii macluumaad dheeri ah ka fiiri: https://www.oslo.kommune.no/koronavirus/koronavaksine/koronavaksine-i-bydel-gamle-oslo/

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x