mandag, april 22, 2024

Norway oo loo codeeyay wadanka 2.aad ee aduunka ugu cadaalisan.

Tirokoob la sameeyay ayaa lagu sheegay in dalka Denmark uu yahay wadanka koowaad ee aduunka ugu cadaalisan, ama wadanka booska koowaad kaga jira dalalka uu sida dhabta ah uga shaqeeyo kala sareynta sharciga, cadaaladda iyo kala danbeynta. Waxaana booska labaad ku jiro dalkan Norway.

Denmark iyo Norway, waxaa soo sadexeeyo Finland iyo Sweden oo kala galay booska 3.aad iyo 4.aad.

Tirokoobkan oo ay sameysay hey´adda WJP Rule of Law Index 2020 ayaa lagu sheegay in dalalka ugu cadaalad xun, ay yihiin dalalka  Congo,Cambodjia og Venezuela.

Xigasho/kilde: Norge kåret til verdens nest beste rettsstat.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x