fredag, april 26, 2024

Canada: Ahmed Hussein oo markii Sadexaad(3) Wasiir loo magacaabay.

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada oo ka kooban 38 wasiir, kuwaasoo ay kala bar dumar yihiin.

Axmed Xuseen oo ah Soomaali-Canadian ayaa markii saddexaad kamid noqday golaha wasiirrada, isagoo loo magacaabay wasiirka guryeynta, kala duwanaanshaha iyo kawada qeyb galinta Canada.

Dad badan ayaa rumeysan in dowladdan cusub ay horyaallaan waxyaabo badan oo uu ugu horreeyo la tacaalidda xanuunka COVID-19.

xigasho/ Kilde: VOA

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x