fredag, mars 29, 2024

Barafkii ugu horeeyay sanadkan oo caawa laga filayo Oslo iyo goboladan kale.

Hey´adda saadaasha hawada ee ayaa maanta soo saartay saadaalin digniin wadato oo loo diray dadka kunool gobolada Oslo, Viken iyo Innladet. Taas oo ku aadan in habeenka talaadada(Caawa) la filayo inuu da´o baraf badan oo dabeylo iyo roob wadan karo. Waxeyna dadweynaha kunool goboladaas ugu baaqeen inay sameeyaan ku-talagal arrintaas la xiriirto iyo u diyaargarow.

hey´adda ayaa dadka baabuurta adeegsada ee aan wali badalin taayarka(sheega) xagaaga(Sommerdekk) ugu baaqaya inay barito ka baaqsadaan adeegsiga baabuurka.

Xigasho/kilde: Farevarsel om snø på Østlandet.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x