torsdag, mars 28, 2024

Wax ka baro sonkorowga asago af Soomaali ah!

Ma qabtaa su’aalo ku saabsan sonkorowga? Ma rabtaa inaad ogaato xuquuqda aad leedahay bukaan ahaan?

La hadal kormeeraheena Xamdi oo ku hel jawaabo af Soomaali ah. Dalabku waa bilaash.Waxaad su’aalo iimayl ugu diri kartaa hamdi.nur@diabetes.no oo ku saabsan waxa aad ka yaaban tahay, Hamdi ayaa ku jawaabi doonta sida ugu dhakhsaha badan ee ay awooddo (ama 3 maalmood gudahood).

Waxaad sidoo kale ku soo diri kartaa emayl lambarka taleefankaaga, wayna ku soo wici doontaa.

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga heli karaa boogene internettka: https://www.diabetes.no/innvandrere.

Sanduuqa xaqiiqda: Ururka Sonkorowga Norway waa urur madaxbannaan oo loogu talagalay dadka qaba sonkorowga iyo kuwa kale ee danaynaya sonkorowga.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x