onsdag, april 24, 2024

Sh. Abdiladiif: Shareecada islaamku maxey ka qabtaa in qofku uu codkiisa dhiibta xiliga doorashada?

Qaar kamid ah bulshada soomaaliyeed ee Norway kunool ayaa marar badan nasoo weydiiyay su´aalo ku saabsan, waxa ay shareecada islaamku ka qabto in qof muslim ah uu codkiisa ka dhiibto doorasho ka dhaceyso wadan aan muslim aheyn.

Waxaan su´aashaas weydiinay Sheekh Cabdiladiif Cabdulaahi Axmed oo ah imaamka masaajidka muslimiinta ee magaalada Bergen ee dalkan Norway. Hoos ka daawo jawaabta Sheekha:

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x