torsdag, april 25, 2024

Daawo wareysiga iyo warbixinta sadex wiil oo walaalo ah oo ku dhintay shil gaari.

Sadex qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay fiidkii ka dhacay degmada Flå ee deegaanka Hallingdal. Shilkan gaari ayaa ka dhashay baabuur nooca xamuulka qaado ah oo ku dhacay baabuur kale oo ay jidka isaga hor imaadeen.

Sadexda qof ee ku geeriyooday shilkan ayaa ahaa sadex wiil oo walaalo ah, kuwaas oo dhawaan soo galay dalkan Norway. Waxaan dhacdadaas wareysi kala yeelanay Nabadoon Maxamed Bashiir Hønefoss oo kunool deegaanka uu shilkaas ka dhacay.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x