onsdag, april 24, 2024

Daawo: Diyaargarowga doorashada Norway iyo dareenka jaaliyada Soomaaliyeed ee Bergen.

Dalkan Norway waxaa dhawaan ka dhici doonto doorashada baarlamaanka Norway oo sanadkan xiiso gaar leh. Maalinta doorashada ayaa ku aadan 13-ka bisha September, balse waxaa hada socoto codbixinta hordhaca ah, isaga oo qofku uu si dhiiban karo codkiisa, kahor maalinta doorashada.

Warbaahinta NorSom News ayaa wareysatay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Bergen ee dalkan Norway, waxaana wax ka weydiinay dareenkooda doorashada iyo u diyaargarowgeeda. Warbixintan waxaa magaalada Bergen kasoo diray wariye Bile Mohamed Baastey.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x