Ma tahay waalid heysta caruur dhigata iskuul, mana ku nooshahay magaalada Stavanger iyo agagaarkeeda:

Ururka Unge Minoriteter ee ka dhisan Stavanger ayaa bisha july qabanqaabin doono hal isbuuc oo  sommerskole, ama shan(5) maalmood oo isku xigta.  

Waxaana caruurta ka qeybgasha iskuulkan shanta maalmood ah ay heli doonaan casharo loogu diyaarinayo ka qeybqaadashada iskuulka sanadka dugsiyeedka danbe, iyo madadaalooyin kala duwan.

Waxaa lagu qaban doonaa iskuulka St svithun ungdomsskole oo kuyaal storhaug.

Wixii faah-faahin ama su´aal kala xiriir ururka Unge Minoriteter: 45551625.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments