23.4 C
Oslo
tirsdag, august 16, 2022

Tilbud: Ma rabtaa inaad gurigaada ku daawao Tv-yada soomaalida, ciyaaraha, diiniga iyo Sportiga: Daawo

Smart TV Box waa TV Online ah, kaas oo kuu sahlaya inaad gurigaada dhexdiisa si fudud uga daawato dhamaan Tv-yada soomaalida, adiga oo isticmaalaya internetka oo kali ah(Saxan/Dish iyo Anteeno la´aan). Waxaana ka heleysaa in ka badan kun Kanal. Hoos ka daawo.
Soomaali: Somali-TV BOX waxaad ka daawan kartaa 600 canal oo ay kamid yihiin kuwa soomaalida, sida SNTV, SNLTV, HORNCABLE, UNIVERSAL, SOMALI-CABLE, Kalsan TV, ESTN, RTD-Jabuuti IWM.
Diini: Sidoo waxaad ka heleysaa boqolaal kanal oo Carabi iyo diini isugu jiro, isla markaana ay caruurtaadu ka baran karaan quraanka iyo diintooda islaamka ah ee suuban.
Carabi: Aljazeera, Sports, MBC 1,2,3 MAX, BOLYWOOD iyo 230 kanal kale oo carabi ah.
Ciyaaro: Waxaad sidoo kale ka daawan kartaa dhamaan horyaalada kubada cagta ee waaweyn, sida Champions league, Premier League, Laliga(Spanish League), Serie A, Bunderliga(Germany), France-ligue 1 iyo dhamaan ciyaaraha qaramada iyo kuwa saaxiibtinimada. .
Hadii aad rabto inaad iibsato ama wax ka ogaato Smart Box TV, fadlan kala xiriir:  Ismail: +47 92989382
- Advertisement -
Latest news
- Advertisement -
Related news
- Advertisement -spot_img
Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x