Dadka talaalka qaatay xeerarkan ayaa laga fududeeyay.

1
121
Foto: JOHN MANIACI / X80001

Dowlada Norway ayaa isbuucan shaacisay in dadka qaatay talaalka corona, laga fududeeyay qaar kamid ah sharciyada iyo xeerarka Corona.

Xafiiska reysulwasaaraha Norway ayaa warbaahinta NorSom News la wadaagay nuqul kamid ah warbixin laga diyaariyay xeerarka laga fudeeyay dadka qaatay talaalka Corona oo luuqado dhowr ah lagu qoray. Halkan ka akhri warbixintaas oo Af-Soomaali ku qoran.

Dhanka kale dowlada ayaa baarlamaanka u gudbisay hindise-sharciyeed ku saabsan isticmaalka shahaada corona iyo qaabka ay dowladu rabto inay u adeegsato. Halkan ka akhri warbixin arrintaas la xiriirta oo Af soomaali uu ku diyaariyay xafiiska reysulwasaaraha Norway.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

1 Comment
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments
Abdirezak Bashir
Abdirezak Bashir
2 years ago

Waa ku tagersnahay dadku inay qatan tallalka lagaga hortagayo coronaha wolow ay jiran dad xogaa caqabado alsoo darsaan markay qaataan kadib taa dhakhaatiirta ayan udaynaynaa jawaabteda