Daawo: Gudoomiyaha Oslo, waxaa wel-wel aad ah nagu hayo in waayeelka soomaalida ah aysan talaalka Corona qaadan.

0
87

Sida lagu sheegay tirokoob uu daabacay wargeyska Aftenposten, lagana soo xigtay maamulka degmada Oslo, waxaa talaalka Coronavirus qaatay 33% dadka soomaaliyeed ee magaalada Oslo kunool, da´dooduna ay ka weyntahay 75 sano. Tiradaas oo aad u hooseyso, marka la barbardhigo tirada dadka Norwiijiga ah ee magaalada Oslo kunool, oo ay talaalka ka qaateen 95%.

Tirokoobka uu Oslo Kommune soo bandhigay ayaa ka dhigan in talaalka Covid-19 ay qaateen sadex meelood oo meel(1/3) ay ka qaateen talaalka.

Gudoomiyaha Oslo oo warbaahinta NorSom News la hadlay ayaa sheegay in arrrintaas ay wel-wel aad ah u hayo. Hoos ka daawo

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments