Xarunta Grønland Legekontor: Dhakhtarka soomaaliga ee Dr. Ahmed: Adeegyadan ayaan qabanaa

0
320

Xarunta caafimaadka ee Grønland Legekontor iyo dhakhtarka soomaaliga ah Dr. Ahmed Mohamed A. Waxaan qabanaa adeegyada:-Talo-bixinta guud ee caafimaad+ daawada: Dhakhaatiir Soomaali ah, –Talaalka corona virus ee dadka safarka u baxaya, Baaritaanada dhiiga, kaadida iyo sheybaarka guud-Qaliimada yar ee aan suuxdinta u baahneyn, Guditaanka wiilasha yar-yar, iwm.

Kala xiriir: 99887164 ama booqo xarunta oo kutaal xaagada Grønland: Adresska: Olafiagangen 3-Boostada Grønland korkeeda

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments