Volda: Booliska oo dacwad ka gudbiyay 23 qof oo salaad jimce isugu yimid.

0
206

Booliska magaalada Volda ee gobolka Møre og Romsda ee dalkan Norway ayaa duhurnimadii maanta oo jimce ah galay xarun cibaado oo muslimiin ay leedahay, waxeyna xarunta ugu galeen 23 qof oo tukaneyso salaad jimce ah. Tiradaas oo ah mid ka badan tirada ay dowladu ogoshahay inay ku kulmi karaan hal goov(meel), si looga taxadaro faafitaanka feyruska Corona.

Booliska ayaa 23-ka qofba ka gudbiyay dacwad ku saabsan inay jabiyeen xeerka xakameynta faafitaanka Corona, sida uu warbaahinta u sheegay John Brattland oo ah madaxa howlgalada booliska ee deegaankaas.

Brattland ayaa raaciyay in boolisku ay bilaabeen baaritaan la xiriirta dhacdadan, ayna rabaan inay xaqiijiyaan in cida ganaaxa mudan ay noqoneyso cidii abaabushay isku imaanshaha jimcaha iyo in sidoo kale la ganaa

Xigasho/kilde: Fredagsbønn endte i 23 anmeldelser.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments