DR. Cabdirashiid: Dad badan ayaa talaal la´aan u waayi karo xoriyada safarka

0
52

Dalkan Norway iyo dalalka kale ee midowga Yurub, waxaa ka socdo dood xoogan oo ku saabsan in lasoo rogo baasaboor loo sameynayo dada qaatay talaalka Corona, si ay uga dhoofaan garoomada diyaaradaha ama ay u booqdaan dalal kale. Waxaan arrintaas iyo arrimo kale oo la xiriira talaalka ka wareysanay Dr. Cabdirashiid Warsame oo ah cilmibaare ka howlgala isbitaalka weyn ee Oslo.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments