Dr Ayan: Dadka isbitaalada la dhigo marxaladahan ayay maraan, arrimahan ayayna la kulmaan

0
105

Dalkan waxaa soo badanayo dadka ajaaniibta ah, gaar ahaan soomaalida ee xanuunka Covid.19 dartiis isbitaalada Norway loo dhigayo. Waxaana mararka qaarkood dhacda isfahan waa dhanka xiriirka dhaqaatiirta ah iyo qofka isbitaalka la dhigay ama eheladiisa.

Waxaan wareysi la yeelanay Dr Ayaan Bashiir Geele oo ah dhakhtarada soomaali ah oo ka howlgasha isbitaalla Lillestrøm ee magaalada Oslo. Waxeyna Ayaan sharaxeysaa marxaladaha uu maro qofka covid-19 dartiis isbitaalka loo seexiyo, iyo waxyaabaha uu la kulmo. hoos ka daawo wareysiga Dr ayaan

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments