Dowlada oo xayiraadaha Corona ka fududeysay degmooyinkan.

0
82
Wasiirka caafimaadka Norway, Bent Høie. Foto: Eirin Larsen, SMK

Bishii Maarso 16-keedii ayay dawladdu tillaabooyin heer gobol ah ku soo rogtay degmooyinka gobolka Viken oo dhan iyo degmada
Gran ee gobolka Innlandet. Dhammaan 52-kaas degmo waxaa la geliyay tillaabada heerka A, taas oo ah heerka tillaabada ee ugu
adag. Dawladdu ayaa la tashi kadib hada qafiifisay xeerarkii adkaa ee degmooyinkaas lagu soo rogay.

Halkan ka akhri go´aanada dowlada oo af soomaali ku turjuban iyo degmooyinka ay khuseyso.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments