Daawo: Sababtan ayaan aniga oo dhakhtar ah u qaadanayaa talaalka Corona: Qofku muxuu dareemi karaa?

0
83

Dr Ayaan Bashiir waa dhakhtar soomaali ah oo ka howlgasha isbitaalka degmada Lillestrøm ee duleedka magaalada Oslo. Waxeyna dhawaan qaadatay talaalka Feyruska Corona, waxeyna nooga waremeysaa sababta ay iyada oo dhakhtar u qaadaneyso talaalka. Sidoo kale waxa uu qofku dareemi karo, marka uu qaato talaalka Corona. Hoos ka daawo muuqaalka Dr ayaan Bashiir.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments