Abraar Jibriil waa sharci yaqaan dhalinyaro soomaali ah oo dhawaan rajeynayo inuu helo leysinka qareenimadda ee maxmadaha Norway. Abraar oo kamid ah dhalinyarada soomaalida ah ee ku dhashay, waxna ku baratay Norway ayaa wareysigan hoose uga sheekeynayo qisada noloshiida, isaga oo ku dashay tuulada Ålgård ee gobolka Rogaland ilaa uu qareen la yaqaan ka noqday.

Abraar ayaa wareysigan sidoo kale talooyin ku saabsan waxbarashada iyo suuqa shaqada la wadaagayo dhalinyarada soomaalida ah ee Norway ku nool.

Wareysigan wuxuu kamid yahay barnaamijka qisooyinka soomaalida Norway oo ah barnaamij ay soo wada saareen xarunta cilmibaarista ee Future Center iyo warbaahinta NorSom News.

Horey waxaan u wareysanay Haaruun Siyaad oo ah wiil soomaali ah oo katirsan booliska Norway.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments