lørdag, april 20, 2024

Daawo Wareysi muhiim ah: xaaladii ugu danbeysay ee Oslo oo iskuulada iyo goobaha waxbarashada laga xiray.

Magaalada Oslo waxaa shaley lagu soo rogay xeerar adag oo ka dhashay feyruska Corona oo aad ugu faafay magaalada, waxaana la xiray iskuulada dhexe iyo kuwa sarre, halka la xiray iskuulada hoose ee xaafadaha qaarkood. Hoos ka daawo wareysiga Gudoomiyaha degmada Oslo Raymond Johansen o wareysi dhameystiran naga siinayo xaaladihii ugu danbeeyay.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x