Oslo: Wadaad sharciga Corona jabiyay oo 20.000 kr lagu ganaaxay.

0
72
Foto: Politiet

Wadaad ka ah mid ah hogaamiayaasha dariiqooyinka masiixiga ah ee ka dhisan magaalada Oslo, ayaa lagu xukumay 20.000 kr oo ganaax lacageed ah, kadib markii lagu helay danbi ah inuu jabiyay sharciga Corona.

Wadaadkan ayaa sida uu qoray VG kasoo noqday safar dibadda ah, waxeyna aheyd inuu galo 10 maalmood oo karantiil ah, maadaama dalka uu ka yimid uu ahaa mid la siiyay calaamadada guduudka oo ah wadamada uu ku faafay xanuunka.

Wadaadka ayaan galin karantiilkii lagu amray, balse wuxuu maalintii xigtay maalinta uu Norway kusoo noqday la kulmay qeybo kamid ah jamaacadaha ku xiran kaniisadiisa.

Xigasho/kilde: Pastor brøt karantene: får 20.000 kroner i corona-bot.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments