Shirkada xawaalada Swift waxey dhamaan dadka kunool Norway iyo dalalka kale ee Nordica ogeysiineysaa in shirkadu ay soo kordhisay adeeg xawaaladeed oo casri ah ama online- ah, kaas oo kuu sahlayo inaad si fudud meesha aad rabto ugu dirto lacagta xawaalada, adiga oo gurigaaga aan dhaafin.

  1. Dir lacag wakhtiga aad doonto !
  2. U dir si fudud, degdeg ah, ammaana ah
    Ka dir Online markasta iyo meel kasta oo aad joogtid – looma baahna inaad booqato wakiil.
    Isticmaal mobilkaaga gacanta ama PC-gaaga Kharash yar iyo dhib la’aan
  3. Dir Lacag mar walba iyo meel walba !
Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments