Norway: 498 qof oo hal maalin Corona laga Norway: Record kale oo cusub

0
94
Foto: NN-DDSI

24-kii saac ee ugu danbeysay, waxaa dalkan Norway laga diiwaangaliyay 498 kiis cusub oo ah dad laga helay xanuunka Corona-virus. Tiradaas oo ah tii ugu badneyd ee hal maalin laga helo xanuunka Covid-19m Borway gudaheeda. Waxaana la filayaa in tiradu ay intaas kasii badan karto maalmaha soo socdo.

Mid kamid ah sababa ugu weyn ee xiligan keenaya in kiisaska dadka laga helay xanuunka Corona-virus ay kor u kacdo ayaa ah in dadku xiligan aad u marayaan baaritaanka xanuunka covid-19. Waxaana isbuucii lasoo dhaafay oo kali ah Covid-19 iska baaray 90.385 qof.

Isku dar, waxaa xiligan isbitaalada Norway xanuunka covid-19 u jiifa 47 qof, halka ay ilaa hada geeridu mareyso 281 qof isku dar.

Xigasho/kilde: 498 SMITTETILFELLER SISTE DØGN.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments