Daawo: Aragtida labada guruub ee go´aankii gobolka Oslo ee masaajidka Tawfiiq

1
85

Gudoomiyaha gobolka Oslo ayaa shaley go´aan kasoo saaray khilaafka mudada soo jiitamayay ee ka dhaxeeyay labada guruub ee soomaalida ee isku heystay maamulka masaajidka Tawfiiq. Wuxuuna gobolka sheegay in masaajidku uu buuxiyay shuruudihii lagu xiray, dhawaana la bilaabi doono ka shaqeynta codsigii dhaqaalaha loogu soo sii deynta masaajidka.

Warbaahinta NorSom News ayaa wareysi la yeelatay labadii guruub ee khilaafku uu ka dhaxeeyay, gudiga masaajidka iyo gudiga kale ee kasoo horjeedo, waxaana weydiinay aragtidooda ku aadan go´aanka gobolka ee xanibaada looga qaaday masaajidka.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

1 Comment
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments
Ali
Ali
3 years ago

Belo allah haydinku rido kuwa raba inay xidhaan massjidka