fredag, januar 22, 2021

Daily Archives: Oct 30, 2020

Bergen: Aabe loo xiray dhaawac kama´ ah, oo uu ilmihiisa gaarsiiyay.

Sida uu qoray wargeyska Bergens Tidende ee magaalada Bergen, Aabe sodomeeyo jir ah ayaa xabsiga la dhigay, kadib markii lagu eedeeyay in dhaawac ...

Iido: Waxaa soomaalinimo darteed la iigu cunsuriyeeyay wareysi shaqo farmashiye.

Iido Adan: Waxaan goobta u tagay in la iga qaado wareysi shaqo, balse waxaan kasoo baxay aniga oo ilmo ay iga socoto, kadib markii...

Bergen: Sawiradii nabiga lagu aflagaadeeyay oo masaajid lagu dhajiyay

Sida uu qoray wargeyska Bergens Tidende, Habeenkii xalay waxaa dariishadaha(daaqadaha) masaajidka magaalada Bergen lagu dhajiyay sawiradii aflagaadada ahaa ee wargeyska Charlie Hebdo uu ka...

Maalmo kahor ayuu Faransiiska yimid, sadex qof ayuu dilay.

Nin 21 jir ah ayaa shaley sadex qof ku dilay kaniisad kutaal gudaha dalka Faransiiska, wuxuuna falkaas u adeegsaday mindi. Isaga oo gawrac qoorta...

Dowlada: Iskuulada lama xiri doono, hadii xaaladu sii xumaato.

Dowlada dalkan Norway ayaa bishii Maarso ee sanadkan go´aamisay in albaabada loo laabo dhamaan iskuulada iyo goobaha kale ee waxbarashada dalkan Norway, si looga...

Norway: 498 qof oo hal maalin Corona laga Norway: Record kale oo cusub

24-kii saac ee ugu danbeysay, waxaa dalkan Norway laga diiwaangaliyay 498 kiis cusub oo ah dad laga helay xanuunka Corona-virus. Tiradaas oo ah tii...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.