lørdag, januar 23, 2021

Daily Archives: Oct 28, 2020

Waxaan kusoo noqonay Norway

Shirkada tagaasida online-ka ah ee UBER ayaa sheegtay in wixii ka bilowdo isniinta isbuuca danbe, ay kusoo noqon dalkan Norway, ayna tagaasidooda si caadi...

Xarunta Grønland Legekontor iyo Dr Ahmed Mohamed: Dhakhtar fastlege soomaali ah

https://www.youtube.com/watch?v=1NPYOLHxVPk&feature=youtu.be

Saadaalin: Kani waa reysulwasaaraha cusub ee Norway, bilo kadib.

Trygve Slagsvold Vedum waa gudoomiyaha xisbiga Sp oo saadaal la sameeyay ah xisbiga sadexaad ugu weyn dalkan Norway. Waana xisbi ay taageeradiisu aad usii...

Warbixin: Norway 3 bilyan kr ayay Soomaaliya galisay: shaki ayaa laga qabaa.

Hey´adda wasaaradda arrimaha dibadda Norway u qaabilsan deeqaha ee Norad, ayaa dhawaan heshay warbixin laga diyaariyay doorka iyo shaqooyinka ay Norway ka qabatay gudaha...

Lacagtan oo dhawaan suuqa ka bixi doonto: Iska hubi inay wali guriga kuu taalo.

Bankiga dhexe ee Norway ayaa sheegay in wixii ka danbeeyo 14.ka bisha November ee sanadkan ay istaagi doonto adeegsiga noocii hore ee waraaqda lacagta...

Xiisada Turkiga iyo Faransiiska oo cirka isku sii shareertay, kadib sawirkan.

Turkiga ayaa wacad ku maray inuu " tallaabooyin sharci, iyo kuwo diblomaasiyadeed ka qaadi doono" sawir-gacmeed uu wargeyska Faransiiska laga leeyahay ee Charlie Hebdo...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.