Petter Clemetsen waa qareen ka howlgala shirkada qareenada ee Clemetsen & Mohammad AS, waxaana shirkada qareenada ku xiran boqolaal qof oo soomaali ah, waxaana u shaqeeyo turjumaano soomaali ah.

Qareen Petter Clemetsen ayaa muuqaalkan fariin u dirayo aqoonyahanka soomaalida ah ee ku dhaqan Norway, aqoontana u leh maadooyinka muhiimka ah ee cilmiga bulshada, yaqaanana dhaqanka labada bulsho ee soomaalida iyo Norwiijiga. Hoos ka daawo muuqaalka:

Booqo webka shirkada qareenada Clemetsen & Mohammad AS: Clemo.no

Kala xiriir: 22 42 98 00 Ama booqo adresska: Storgata 10A, 0155 Oslo

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments